Maayir C/kariin Oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyey Bandhiga Buuga AUN Max’ed Mooge Liibaan

Hargeisa(GNN):-Maayir C/kariin Oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyey Bandhiga Buuga AUN Max’ed Mooge Liibaan.

Bandhiga Buuga Foolaad oo laga qoray alle haw naxariisto Abwaan,fanaan, Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan Ayaa habeenkii xalay lagu soo bandhigay Magaalada hargeisa, waxaana halkaasi dadka khudbadaha kasoo jeediyey kamid ahaa Maayirka caasimada hargeisa Mudane C,kariin Axmed Mooge oo uu marxuum Maxamed Mooge liibaan adeer ruma u ahaa.

Waxaa uu halkaas maayir c,kariin ka jeediyey khudbad taabatay quluubta shacabka oo dareen gaar ah lahayd waxaanu si weyn ugu mahadnaqay ku dhawaad ilaa laba kun iyo shan boqol oo qof oo kasoo qayb galay bandhiga buugan xalay lagu qabtay Hotel maansoor ee magaalada hargeisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Khudbada Maayirka Caasimada.