Maayirada Hargeisa iyo Gabiley Oo Goob Joog Ka Ahaa Meherka Aroos Loo Sameeyey Wiil Naafo Ah Oo Ku Nool Gabiley.

Hargeisa(GNN):-Maayarada gabiley iyo hargaysa aya maanta ka qaybgalay meher qaran oo loo sameeyay lamaane nolosha ku midoobay.

Meherka cilmi oo ah wiil naafo ka  ah labada gacmood iyo marwadiisa deeqa ayaa ahaa mid siwayn loosoo agaasimay iyagoo markii uu meherku dhamaaday maayar amiin iyo cabdikariim ay booqday hogya ay degan tahay aroosadu oo ay maamuus ugu tageen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.