Isbaheysiga Mucaaridka Somaliland Ee UCID Iyo Waddani ayaa caawa Xaflad Dabaal Deg Ah Hargeysa Ku Qabsadey.

Hargeisa(GNN):-Labada xisbi mucaarid ee Somaliland ayaa waxaa ay caawa magaalada Hargeysa ay ku qabsadeen xaflad ay ugu dabaal degayaan guushii ay ka gaadheen hanashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland .

Xafladan waxaa ka soo qeyb galay shirgudoonka cusub ee Golaha Wakiilada , xildhibaanada labadan xisbi mucaarid ee Guusha Dhaliyey , gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID Iyo Waddani iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiyada mucaaridka

 

Exit mobile version