Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Maanta Amababixiyey Arday Deeq Waxbarasho ugu Dhoofay Dalka Taiwan.

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Dalka Taiwan Ah Ay KA Heleen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.