Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Xiisadaha Colaadeed ee Ethiopia, Somalia, Eritrea iyo Loolanka Dalalka Carabta

Boorama (GabileyNews)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddiisu go’aan ku gaadhay inay dhex-dhexaad ka noqoto Xiisadaha colaadeed iyo siyaasadeed ee ka taagan manqadda Geeska Afrika iyo sidoo kale loolanka awoodeed u dhexeeya waddamada Carabta.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu sidan ka sheegay munaasibadda Qalin-jabinta 900 Arday oo dhammaystay waxbarashada kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Camuud, kuwaas oo noqonaya dufcaddii 20aad ka baxda Jaamacadda tan iyo markii Somaliland dib ula soo noqotay madax-bannaanideeda.

Khudbadda Madaxweynaha ka daawo Muuqaalka Hoose