Dilalkii Ka Dhacay Laas-caanood Waxa Ka Masuul Ahaa” Siyaasi Cadami.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi Cabdiraxmaan Caddami  ayaa meel adag ka istaagay cida fulisa dilalka ka dhacaya marwalba magaalada laascaanood.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.