Muxuu yahay Dhawaaqa ka farxiyey Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee ka soo yeedhay Beesha Caalamka?

Muxuu yahay Dhawaaqa ka Farxiyey Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee ka soo yeedhay Beesha Caalamka

Muuqaalka Hoose ka daawo Xisbiga Mucaaradka ee Waddani oo sheegay inay soo dhawaynayaan hadalka ka soo yeedhay Beesha Caalamka oo sheegtay inay diyaar u yihiin bixinta kharashka ku baxaya doorashada Madaxtooyada Somaliland