Boqor Cismaan Buurmadow oo Muqdisho kaga dhawaaqay War Lama Filaan ah

Muqdisho (GNN)- Boqor Cismaan aw-Maxamuud (Buurmadow) ayaa raalli-gelin ka bixiyey hadal uu toddobaadkii hore ka sheegay munaasibad lagu marti-qaaday oo qabsoontay magaalada Muqdisho.

Buurmadow oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, waxa uu sheegay in hadalkaas uu yidhi uu saameeyn ku yeeshay isla markaana hadimooyin loogu geystay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ay isku beesha yihiin ee xilalka ka haya xukuumadda Muqdisho.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Boqor Buur-madow