Mujaahid Maxamed Maal Dhidar ayaa faaqiday shirweynihii Xisbiga Waddani oo dorraad lagu doortay hoggaan cusub, kaddib markii guddoomiyihii hore ee xisbigaasi ka tanaasulay inuu u tatamo xilkaas, halkaas oo guddoomiyaha Xisbiga Waddani loogu doortay Xirsi Cali Xaji Xasan.
Mujaahidku waxa kale oo uu ka hadlay socdaalka uu Boqor Buur-madow ku tagay Soomaaliya iyo Saamaynta dagaalka Ethiopia ku yeelan karo Somaliland.
Muuqaalka Hoose ka daawo