“Codkii Shalay Xaaranta Ahaa , Goortuu Xalaal Noqday Cirro Ayaa Ka Waydiin” Wasiirka Isgaadhsiinta

Gabiley (GNN)- Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Suufi oo ka Qayb-galay Xil-wareejinta Badhasaabka cusub iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Gabiley oo maanta ka dhacday caasimadda gobolkaas, ayaa Si Kulul Ugu Jaawabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Wasiirka Isgaadhsiinta JSL

Exit mobile version