Eng. Faysal ayaa ka hadlay socdaalka Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madaw) ee magaaladda Muqdisho iyo hawlaha uu halkaa ka qabtay oo uu ku amaanay, balse waxa uu sheegay in uu la yaabay hadalo loogu hanjabayo Boqor Cismaan Buurmadow.
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Ariintii Boqor Buurmadow
