Hargeisa-Degmada Hormuudka Caasimada Oo Lagu Tilmaamay in Somaliland Ku Dayato iyo Dhismaha Casriga ee Madaxda Dawlada Hoose u Hirgalinayaan.

Hargeisa-Degmada Hormuudka Caasimada Oo Lagu Tilmaamay in Somaliland Ku Dayato iyo Dhismaha Casriga ee Madaxda Dawlada Hoose u Hirgalinayaan.
Degmada Ibraahim Koodbuur oo kamid ah degmooyinka caasimada hargeisa ayaa noqotay dagmadii ugu waxqabadka badnayd mudadii ay joogeen madaxda cusub ee golaha deegaanka caasimada hargeisa, waxaana maanta loo dhagax dhigay dhisme casri ah oo loo dhisayo maamulka degmadaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran.