Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qayb Galay Mid kamid ah Ragii Dhidibada u Taagay Somaliland oo Aas Qaran Hargeysa loogu Sameeyay.

Hargeisa(GNN):-Alle haw Naxariistee Waxaa magaalada hargeisa maanta aas qaran loogu sameeyey marxuum siyaasi cumar maxamed nimcaale oo kamid ahaa ragii waxtarka weyn kasoo qabtay qaranka jsl isagoo xilal kala duwan oo ilaa heer wasiir ah kasoo qabtay xukuumadii madaxweyne cigaal.

Halkan Hoose Ka Daawo Aas Qaran oo maanta loogu sameeyey magaalada hargeisa iyo Madax uu horkacayo madaxweyne Muuse oo ka Qayb galay Aaska.

Exit mobile version