Hargeisa(GNN):-Madax dhaqameedka iyo salaadiinta beelaha subeer awal ayaa Maanta shir jaraaid ay ku qabteen magaalada hargeisa waxay meel adag iska taageen farogalin ay sheegeen in madaxweynaha jamhuuriyada somaliland mudane muuse biixi cabdi uu ku sameynayo sandalada subeer awal.
Nuxurka khudbado kala duwan oo ay ka jeediyeen madax dhaqameedkani ayaa ahaa sidan
Halkan hoose ka daawo muuqaalka.