Waxgaradka,Mujaahidiinta iyo Madaxda Dhaqanka Beesha Subeer Awal Oo Fariin Culus u Diray Cidda Farogalinta Ku Haysa Sandalada Guud ee Reerka.

Hargeisa(GNN):-Kulan Balaadhan oo qado sharaf ay maanta isugu yimaadeen waxgaradka aqoonyahanka, mujaahihiinta iyo madax dhaqameedka beesha subeer awal ayaa cod dheer kagaga jawaabay cida farogalinta ku haysta sandalada subeer awal waxaana haddalo kala duwan oo ay halkaasi ka jeediyeen ku sheegeen in ay ka tashanayaan masiirkooda bulsho iyo mushtaqbalka dalka shirar kala duwana ay ku yeelan doonaan magaalooyinka berbera iyo gabiley.

Halkan Hoose Ka Daawo Xubno Kamida Waxgaradka Maanta Madasha Ka Hadlay.