“Annagu Cod kuma bixinayno Xirsi baa Guddoomiye ka ah Xisbiga Waddani” – Maayarkii hore ee Burco

Burco (GNN)- Maayarkii hore ee degmada Burco Maxamed Muraad ayaa Xisbiga Waddani u sheegay inaanay beel ahaan cod ku siin doonin xisbiga inuu Xirsi Cali Xasan lagu wareejiyey Xsbiga WADDANI.

Maxamed Muraad oo hadal ka jeediyey munaasibad xil-wareejin ah oo uu shalay xilka kula wareegay badhasaabka cusub ee gobolka Togdheer, waxa uu sheegay inay guddoomiyenimada Xirsi Cali ee Xisbiga Waddani waxba ka beddeli doonin taageerada beesha ee Xisbiga Kulmiye oo uu sheegay inay siyaasiyin ka tirsan yihiin.

Hadalka Maxamed Muraad kaga Bogo Muuqaalka Hoose

Exit mobile version