Full-Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo Su’aalihii Ugu Adkaa Waydiiyey Wasiirka Maaliyada Jsl.

Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dhammaan Warbixintii La Xidhiidhay Miisaaniyad Sanadeedka 2022 ee Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jsl Dr Sacad Cali Shire Ka Horjeediyey Golaha Wakiilada Jsl, iyo Su’aalihii Kala duwanaa ee ay waydiiyeen iyo Jawaabaha uu ka bixiyey Wasiirku.