Khaalid Sayid Faarax Waa Wiilyar oo Indhaha Xanuun Ka Asiibay Waxaa uu Umada Muslimka ah Waydiisanayaa Caawimo.

Gabiley(GNN):Fadlan ku Caawi Walaal wixii aad awoodo khaalid Sayid faarax waa wiil dhalinyaro ah oo umada muslimiinta ah ka codsanaya hiil walaalnimo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuwaalka Wiilkan yar.