Burco(GNN):-Badi Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa Eedaymo kala duwan ujeediyey Maayirka degmada Burco, kaas oo ay ku eedeeyeen Arrrimo musuqmaasuq, sharci jabin iyo awood maroorsi uu gaar u maamushay hawlihii u yaalay xildhibaanada golaha deegaanka degmada loosoo doortay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.