“Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Madaxtooyada Kasoo Abaabulaya Khilaafka Golaha” Xil. Barkhad Batuun

Hargeysa (GN)- Barkhad Jaamac Batuun oo ka mid ah Mudanayaasha golaha Wakiilada JSL ayaa si adag uga hadlay Dhacdadii shalay ee golaha, Faah-faahinta Warkaasi Hoos Ka Daawo……