Hargeysa (GNN)- “Somaliland intay Jirtay maanta ayay wanaagsan tahay” – Xildhibaannada Golaha Guurtida ayaa fadhigoodii maanta ka dooday Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland.
Muuqaalka Hoose ka daawo Doodda Xildhibaannada golaha Guurtida
Reach US At :
00252634243848
Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland
Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992