Suxufi Maxamed Xasan Cali Weji oo ka ilmaysiiyey Madax iyo Shacab uu madal isugu keenay

Hargeysa (GNN)- Maxamed Xasan Cali Weji ayaa xalay Hargeysa ku soo bandhigay buug uu qoray oo la magac-baxay 100 Sheeko iyo Sheeko, waxaana munaasibadda lagu soo bandhigay buugga ka qayb-galay madax ka tirsan dowladda, xisbiyada iyo shacab tiro badan.

Daawo Muuqaalka Hoose