Dowladda Ingiriiska oo la hordhigay Xujooyin Ku Qasbaya Aqoonsiga Somaliland

Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Boqortooyada Midowday ee UK oo Salaasadii Dood adag ka yeeshay Qadiyadda Somaliland, ayaa Dowladda dalkaas hor-dhigay xaqiiqooyin hal-xidhaale ku noqday oo ku saabsan Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland