Ethiopia oo ka Farxisay Somaliland + 40 Arday oo master degree Bilaasha ka helay.

Hargeisa(GNN):-Dawlada Itoobiya ayaa Arday 40 arday oo dhamaystay jaamacada heerka koowaad siisay deeqo waxbarasho oo bilaash ah islamarkaana ah master degree, gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada somaliland oo ardaydaasi dardaaran xoogan u jeediyey ayaanu idiinku soo gudbinaynaa barnaamij la xidhiidha arrimahaasi.