Somaliland: Xukuumadda oo war Cusub Ka soo saartay Dekeddii Ingiriisku isticmaali jiray

Xukuumadda Somaliland ayaa war Cusub Ka soo saartay Dekeddii Ingiriisku isticmaali jiray oo qayb ka ah dekedda weyn ee Berbera, taas oo ay sheegtay in la dhisi doono.