Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Maanta Aas Qaran u Sameeyey Alle Haw Naxariistee Sarkaalkii Shalay La Dilay.

Hargeisa(GNN):-Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa maanta aas Qaran u Sameeyey aalle haw naxariistee Marxuuk Sarkaal C.risaaq Dalmar Oo kamid ahaa saraakiisha Ciidamada Qaranka jamhuuriyada Somaliland oo Shalay Askari kamid ah ciidamada uu maamulayey is afdhaar kadib uu sabab ilahay uga dhigay dhimashadiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo muuqaaka Warkan.

https://youtu.be/_boUq07_OcE