Wasiir Maxamed Kaahin oo ka qayb galay Aaska Marxuumad Khadiija, Tacsi U Diray ehelada Qoyskii ay Ka Baxday.

Sool(GNN):-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Ka Qayb galay aaska marxuumad alle haw naxariistee Khadiija, waxaanu tacsi la wadaagay eheladii iyo qaraabadii iyo qaranka somaliland ee ay ka baxday.