Xisbiga Waddani Oo Balan Qaaday War Ka Farxiyey Ciidamada Qalabka Sida ee Jamhuuriyada Somaliland.

Burco(GNN):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Ayaa Balan Qaaday in Ciidamada qaranka somaliland oo ah ciidan qaata mushahar aad u yar ay u kordhin doonaan boqolkiiba laba boqol iyo konton kun 250% haddii ay ku guuleystay doorashada hadda la sugayo qabsoomideeda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.