Xukuumadda Somaliland oo eedaymihii ugu cuslaa U jeedisay Xisbiyada Mucaaradka

Laascaanood (GNN)- Xukuumadda Somaliland ayaa eedaymihii ugu cuslaa dusha ka saartay Xisbiyada Mucaaradka ee dalka oo ay tilmaantay inay ka horyimaaddeen qadiyadda Aqoonsi raadinta ee Qaranka JSL.

Muuqaalka HOose ka daawo