“Cuna-qabatayn maanu Filayn Madaxweyne ma waxaad doonaysaa..” Shacabka Daarasalaam

Hargeysa (GNN)- Xildhibaan Maxamed Abiib oo kamid ah Gudiga dabagalka & ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha wakiilada ayaa su’aalo ka weydiiyay maareeyaha wakaalada Biyaha Maxamed Cali Daarood Cabsho ka soo yeedhay Deegaanka Daarasalaam, Faah faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.