Dowladda Taiwan oo Somaliland ka Taageeraysa La Soo-wareegista Maamulka Hawada Sare

Hargeysa (GNN)- Xukuumadda Somaliland ayaa daboolka ka qaadday inay ku hawlan tahay qorshe gudaha dalka lagaga hirgelinayo Xarunta maamulka Hawada Sare oo ay xustay inay la soo wareegi doonto dhawaan.

Wasiirka Arrimaha Dibaddu waxa uu sheegay Xukuumad ahaan dowladda Taiwan la kaashanayaan sidii ay Somaliland ula soo wareegi lahayd isla markaana gacanteeda ugu maamuli lahayd maamulka Hawada Sare oo xilligan maamulkeedu cid kale gacanta ugu jiro.

Warbixintan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose