Hargeysada Qarsoon & Ololihii Nadaafada + wacdarihii Degmada Koodbuur 24-02-2022

Hargeysa (GNN)- Ololihii bilwalba khamiista u dambaysa Dawlada Hoose ee Hargeysa ka fuliso Degmooyinka Caasimada JSL.

Hadaba ololahan ayaan waxa siweyn uga qayb qaatay Masuuliyiinta iyo Dadweynaha kala duwan ee Degmada Ibraahim Koodbuur kuwaasi oo ka hawlgalay 3 Xaafadood oo kamid ah Xaafadaha degmadaasi, faah Faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.