“Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dilaacaa Musuq-maasuqa Jira…”Somaliland-Jire

Hargeysa (GNN)- Siyaasiyiinta Ururka Somaliland Jire oo Shir jaraaid ku Qabtay Magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay Xaalada abaareed iyo Sicirbararka dalka ka Taagan, Faah Faahinta warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992