Sicir-bararka Somaliland: Cidda Sababta u ah ee Haddana Xalkeeda Haysa

Muuqaalka Hoose waxaanu idinku soo gudbinaynaa Ismaaciil Cabdilaahi oo ah Xeel-dheere falan-qeeya arrimaha Bulshada iyo Siyaasadda Somaliland oo si faahfaahsan uga hadlaya arrimaha gundhigga u ah sicir-bararka ka jira Somaliland iyo sidii looga wax looga qaban lahaa Abaarta ka jirta dalka.

Sicir-bararka Somaliland: Cidda Sababta u ah ee Haddana Xalkeeda Haysa