“Waa khalad in dhalinyarada ay hoggaamiyaan ciidamadda, sababtoo ah waxaa loo baahanyahay khibrad” Ex-Wasiir Fosiya X. Aden

Hoos Ka Daawo Ex-Wasiir Fosiya X. Aden oo Laga Waraystay Dhibaatooyinka haysta Ciidamada Somalia.