War Farxad-leh: Adeeg 30 Sano Bulshada Somaliland ka maqnaa oo la hirgalinaayo & Sababta

Hargeysa (GNN)- Shirkadaha Telefoonada ee Telesom Iyo Somtel ayaa Heshiis ku gaadhay in la isu Furo, heshiiskaasi oo lagu Qabtay Xarunta Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyada ee Caasimada Hargeysa.

Heshiiskan la isu furaayo Telefoonada ayaa waxa Goobjoog ka ahaayeen Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyada JSL, Masuuliyiinta labada Shirkadood ee Heshiiskan galaayay, Wasiirka Deegaanka, Gudoomiyaha Baanka Dhexe Gudoomiye xigeenka kowaad ee Golaha wakiilada Iyo Masuuliyiin kale, Faah Faahinta Warkaasi halkan hoose ka Daawo.