“Wax Alaale wixii Dawlada ka Xumaada waxa ka masuul ah..” Ex Wasiir Yuusuf M. Cabdi

Hargeysa (GNN)- Ex wasiir Yuusuf Maxamed Cabdi oo kamida Gudiga Tacliinta sare ee Qaranka Somaliland horena u soo noqday Wasiirka Maaliyada JSL oo ka qayb galay munaasibad loo qabatay Gudoomiyaha Cusub ee Gudiga Maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaamuqa ayaa si qoto dheer uga hadlay macnaha iyo miisaanka uu leeyahay Xafiiska Maamul Wanaagu, faah Faahinta warkaasii halkan hoose ka daawo.