Waxyaabihii ka yaabiyay Gavin Williamson Iyo Weftigii Baarlamaank UK ee ay Hargeysa kula kulmeen

Hargeysa (GNN)- Weftigii ka Socday Baarlamaank UK ee uu hor kacaayay xildhibaan Gavin Williamson isla markaana maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa waxa ay magaalada Hargeysa kula kulmeen wax yaabo aad u xiiso galiyay, faah faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.