Aas Qaran oo Magaalada Gabiley loogu Sameeyay AHUN Marxuum Caaqil Cabdisamad Aw-Cumar Warsame.

Gabiley (GNN)- Waxa Maanta Magaalada Gabiley Aas Qaran loogu Sameeyay AHUN Marxuum Caaqil Cabdisamad Aw-Cumar Warsame oo kamid ahaa Madaxdhaqmeedka Gobolka Gabiley, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.