Farriin Hargeysa looga Diray Somaliya 22 Sanno Ka hor oo Wali Taagan iyo Xaaladdii Wakhtigaas

Farriin Hargeysa looga Diray Somaliya 22 Sanno Ka hor oo Wali Taagan iyo Xaaladdii Wakhtigaas: Waa Muuqaal ka hadlaya jewigii xuska 18 May 2000-kii, xilligaas oo madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal uu Khudbad ka jeediyey Kheyriyadda Hargeysa.