Full Program: Mid kamid ah Haldoorkii Somaliland oo Hargeysa lagu Aasay Rashiid Sheekh Muxumed

Hargeysa (GNN)- Allah ha u Naxariistee Waxa Magaalada Hargeysa Aas Qaran loogu Sameeyay Marxuum Cabdirashiid Sheekh Muxumed Yare oo ka mid ahaa Haldoorka JSL, Barnaamijkaasi oo Dhamaystiran Halkan hoose ka Daawo.