Ganacsade Cabdikariim Maxamed Iid oo Siweyn uga waramay Tariikh Nololeedkii Cabdiqaadir Xaashi

Hargeysa (GNN)- Cabdikariim Maxamed Iid Gudoomiyaha Shirkadda Telesom ayaa Siweyn uga waramay Tariikh Nololeedkii marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi Mulkiilihii Hotelada Maansoor, Faah Faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.