Madaxweyne Biixi oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Qaylo-dhaan Soomaaliya u dirsatay Shiinaha

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab Adag ka Bixiyey hadallo ka soo yeedhay dowladda Shiinaha iyo Soomaaliya oo dhawaan isla qaatay inay si wada-jir ah isaga kaashadaan hagar-daamaynta xidhiidhka dublomaasiyeed ee u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan.