Maraykanka oo Aqoonsi Dhaqaale Siiyey Somaliland iyo Madaxweynaha oo Sharxay

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraysi uu siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, ayaa ka xog-warramay heshiisyo ay dowladda Maraykanku u oggolaatay inay si gaar ah ugula macaamisho dowladda Somaliland, kuwaas oo ay ka mid yihiin in Ganacsiga dalka loo furo suuqyada caalamka.

Waraysigan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose