Somaliland oo Hanjabaad Adag u Dirtay Koox Halis ku ah Amniga Buuhoodle

Hargeysa (GNN)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland Md Cabdirashiid Xaaji Daahir Qambi, ayaa digniin culus u diray Koox xaalad nabadgelyo-darro ka wadda deegaamo ka tirsan gobolka Buuhoodle.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose