Somaliland oo ku dhawaaqday Dacwad ka dhan ah Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Dr Ciise Kayd Maxamuud oo ka mid ah safarka madaxweynaha ee Maraykanka, ayaa sheegay inay qadiyadda madax-bannaanida iyo muranka ka dhexeeya Soomaaliya u gudbinayaan ama hor-geynayaan maxkamadaha Caalamka.