Tartan aan hore loo Arag oo Xaafadaha Hargeysa Ku Dhexmaray Soo-dhaweyntii Weftiga Madaxweyne Biixi

Tartan aan hore loo Arag oo Xaafadaha Hargeysa Ku Dhexmaray Soo-dhaweyntii Weftiga Madaxweyne Muuse Biixi ee maanta ka soo laabtay safarkii ay muddada labada toddobaad ah ugu mqnaayeen dalka Maraykanka.

Muuqaalka Hose ka daawo.