Wadaad Reer Somaliland ahaa oo Sheegay inuu Toos ugu Biiray Alshabaab

Muqdisho (GNN)- Sheekh aadan sune oo dhawaan habeen madow ka guuray somaliland isaga iyo qoyskiisu ayaa shaaciyay in uu ku sugan yahay somaliya gaar ahaan deeganada alshabaab ka taliso isagoo cadeeyay in uu ku biiray xarakada alshabaab, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.