Xoolo Ciida Cunaaya Gaajo Darteed & Dadka Deegaankaasi oo Sheegay in la Ilaaway

Hargeysa (GNN) Maamulka Iyo Odayaasha Deegaanada Degmadda Faraweyne ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa ka warbixiyay Xaalada abaareed ee ka Taagan Degmaddaasi Faraweyne, Faah Faahinta Barnaamijkaasi Halkan hoose ka Daawo.