Deg deg: Khasaaraha ka dhashay suuqa Waaheen oo la shaaciiyey.

Hargeysa (GNN)- Guddi uu madaxweynaha Somaliland maanta u magacaabay, gurmadka dib-dhiska Suuqa iyo Taakuleynta Ganacsatada ku Caydhoobay Dabka Qabsaday Suuqa Waaheen, ayaa caawa soo saaray qiimeyn hordhac ah oo lagu ogaaday baaxadda khasaare ee dabkaasi u geystay suuqa iyo Ganacsatada.